Bilowga sheekadda haddii aan kasoo bilaabno waxey dhaxmartay Mareekan ka iyo China. Waxey isku heesteen dagaal dhanka dhaqaalaha ah iyo ganacsiga ah. Mareekanka ayaa ka cabsaday korarka dhaqaale ee China sameeneyso, sidaas daraadeeda waxuu cunaqabateen saaray shirkadda Huawei oo laga leeyahay dalka China. Waxuu...
Haddii aad u maleyso dhamaan social media ha aad isticmaasho iney yihiin kuwo la isku haleen karo oo tuugadda internet ka aysan awood u laheyn iney ku saameeyaan, Haddaba waa inaad mar-labaad aad fakarto, saad mooday ma aha. Qaasatan social media ha loo yaqaano...