Kusaabsan Koorsadaan
Koorsadaan waxaa loogu tala galay cidkasta oo leh dukaan ama mehrad online ka ah ama rabto iney sameysato. Awood waxey kuu siineysaa koorsadaan inaad adiga ku filnaato ganacsigaaga online ka adigoon u baahanin caawinaad cid kale. Waxaad ku baran doontaa;
A. Inaad sameysato sawiro qurux badan oo indha qabasho leh
B. Inaad barato website yada kala duwan ee lagu jaro sawirka background ka
C. Website yada aad ka dooran karto Colors ka
D. Website yada aad ka heli karto sawiro qurux badan
E. Sameynta xayeysiiska Facebook-ga
iyo in badan.
Website yada halkaan ka fiirso:
1. Pictures = www.freepik.com
2. Colors = www.coolors.co
3. Background Remove = www.removal.ai OR www.remove.bg
4. Design = www.canva.com
5. Images = www.google.com
F,G: Barashada qaabka loo sameeyo xayeysiiska oo si qoto dheer ah haddii aad rabto, waxaad dalban kartaa koorsada xayeysiiska Facebook-ga waxaadna heleysaa qiimo dhimis aad u fiican.
Mahadsanidin Abjad Academy runti course gan oo ku fududeynayo sida aad gcsigaga gcmaha ula tacamuli lhyd kana haqabtirayo wxybo bdn in aad noguso gudbiseen qaabkan quruxda bdn xaqiq wxybo aanan ka aqon Canva ayn ka faidey masha Allah.