facebook

Facebook Marketing Course

Social Share
$45$15

Kusaabsan Koorsadaan.

Koorsadaan waxey ku saabsan tahay sida aad ugu sameysan laheyd ganacsigaaga xayeysiiska online oo tayeysan. Sidoo kale kooraskaan waxuu anfacayaa qofkasta oo doonayo inuu ku shaqeysto xirfada suuq-geynta ee Online-ka. Xooga waxaa lagu saarayaa Facebook-ga sida aad ugu sameyn laheyd xayeysiis isla markaana aad ku gaari laheyd natiijo la taaban karo.

Waxaad ku baran doontaa koorsadaan;

  1. Sidee ayaa ku abuuri kartaa Personal Account
  2. Sidee ku abuuri kartaa Ad Manager
  3. Sameynta 3 xayeysiis kala duwan
  4. Xirfadaha kale oo kaa saacidi karo inaad noqoto suuq-geeye
  5. Iyo mawduucyo kale oo badan.

F.G: Wixii aan kusoo kordhino kooraskaan waxaad kuu soo dhici doono notification kuu sheegayo in la cusbooneysiiyay xogta koorsada, waxaadna awood u leedahay inaad daalacato adigoon wax kale bixinin. Mahadsanid.

Course Info