instagram

Instagram Marketing Course

Social Share
$45$15

Kusaabsan Koorsadaan.

Koorsadaan waxey ku saabsan tahay sida aad ugu sameysan laheyd ganacsigaaga xayeysiiska online oo tayeysan. Sidoo kale kooraskaan waxuu anfacayaa qofkasta oo doonayo inuu ku shaqeysto xirfada suuq-geynta ee Online-ka. Xooga waxaa lagu saarayaa Instagram ka sida aad ugu sameyn laheyd xayeysiis isla markaana aad ku gaari laheyd natiijo la taaban karo.

Waxaad ku baran doontaa koorsadaan;

1. Qeybaha kala duwan ee xayeysiiska Instagram ka
A. Collection Ad Creation
B. Story Ad Creation
C. Single Ad Creation
2. Maxaan u dooraneynaa xayeysiiska Instagramka
3. Maxaa kaa saacidi karo inaad noqoto xayeysiiye
4. Iyo mawaadiic kale oo badan

F.G: Wixii aan kusoo kordhino kooraskaan waxaad kuu soo dhici doono notification kuu sheegayo in la cusbooneysiiyay xogta koorsada, waxaadna awood u leedahay inaad daalacato adigoon wax kale bixinin. Mahadsanid.

Course Info