Bilowga sheekadda haddii aan kasoo bilaabno waxey dhaxmartay Mareekan ka iyo China. Waxey isku heesteen dagaal dhanka dhaqaalaha ah iyo ganacsiga ah. Mareekanka ayaa ka cabsaday korarka dhaqaale ee China sameeneyso, sidaas daraadeeda waxuu cunaqabateen saaray shirkadda Huawei oo laga leeyahay dalka China. Waxuu...