Waa Maxay E-commerce? Maku Kalsoonaan Karaa? Waa ganacsi ushaqeeyo hab casri ah suuqiisana yahay Internet-ka. Maadama isticmaalayaasha internet ka ay badan yihiin waxaa fudud inuu gaaro ganacsigaaga meelo aad u badan iyo dad kala duwan. Sidoo kale, badeecadaada waxaad ku iibin kartaa qaabab...